Wasaarada warfaafinta jamhuuriyadda s/land oo gudoonsiisay shahado sharaf farsama yaqaankii ku guulaystay inuu dayactiro slntv/local …

Dhawaan ayey ahayd markii wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyigellintu ay ku guulaystay intii koobnayd ee uu xilka hayay w.maxamed muuse diiriye in ay soo celliso slntv local/tvgii gudaha. Waxa uu wasiirku u mahad celliyay dhamaan shaqaala waynaha wasaarada,waxa kale oo uu abaal marin gudoonsiiyay Eng sidiiq oo ah shaqsiga ku guulaystay in uu saaro cilada farsamo……Alla mahad leh

Author:

Warar sugan,barnaamijyo xiise leh ,warbixino Waxaad ka helaysaa salaan media

Leave a comment